Axmed Madoobe oo galabta soo gaaray Muqdisho laguna soo dhaweeyay ( Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Axmed Madoobe iyo wefdiga la socday waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiiro katirsan Xukuumada federaalka iyo Xildhibaano katirsan labasa Aqal ee Baarlamaanka Federaalka. Madaxweynaha Jubbaland ayaa Muqdisho u yimid ka qeyb galka … Continue reading Axmed Madoobe oo galabta soo gaaray Muqdisho laguna soo dhaweeyay ( Daawo Sawirada)